Ministry of Energy and Water Resources Sun, July 5 2026

Qararro Water Rig, 2026

Laascaanod, Sool, NE, Somalia, January, 30, 2026



Waxaa si guul leh u dhammaatay tijaabadii ceelka biyaha ee deegaanka Qararo, ka dib markii la gaaray qoto dheer dhan ๐Ÿ’๐ŸŽ๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ญ๐ข๐ซ.


Tijaabada la sameeyey kadib, ceelku wuxuu muujiyey awood biyo oo aad u wanaagsan, isagoo soo saaraya ๐Ÿ๐Ÿ’ ๐ฆ๐ข๐ญ๐ข๐ซ ๐ค๐ฎ๐ฒ๐ฎ๐ฎ๐›๐ข๐ค ๐ฌ๐š๐š๐œ๐š๐๐๐ข๐ข (๐Ÿ๐Ÿ’ ๐ฆยณ/๐ฌ๐š๐š๐œ). Natiijadan ayaa caddeyn u ah in ceelku yahay mid wax ku ool ah oo ka jawaabi kara baahida biyaha ee bulshada deegaanka iyo nawaaxigiisa.


Mashruucan waxaa iska kaashaday Hay'adda #๐”๐๐ƒ๐๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ,#๐’๐š๐ฎ๐๐ข๐…๐ฎ๐ง๐๐Ÿ๐จ๐ซ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ iyo

#๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š๐“๐š๐ฆ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ข๐ฒ๐จ๐Š๐ก๐š๐ฒ๐ซ๐š๐š๐๐ค๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š๐ž๐ž๐ฐ๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐›๐š๐ซ๐ข waana qayb ka mid ah dadaal lads loogu jiro:


โ€ข ๐‹๐š ๐๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐š๐›๐š๐š๐ซ๐ญ๐š

โ€ข ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐ž๐ฅ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐›๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐š๐๐ข๐ข๐Ÿ ๐š๐ก

โ€ข ๐€๐๐ค๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ค๐š๐š๐›๐ž๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐›๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š


Wasaaradda waxay mar walba ka goโ€™an tahay in ay sii wadaan mashaariicda horumarineed ee la xiriira biyaha, si loo xaqiijiyo nolol waarta iyo adeegyo biyo oo loo wada siman yahay.